CaliTiriig

Silsiladaha ugu caansan

Home
Gobanima Doonayaashii
Silsiladaha ugu caansan
Waa Maxay Gaybay
Boga Buraanburka

Wacan oo wanagsan waxaa mahad is ka leh alleh
 
Waxaan halakan ku so qoraya gabayda iyo Silsiladah augu caan san Somalida gabayadeeda.
Waxaan ka bilaabayaa sila Siadaha xagooda. Silida Gbayad alayiraahdo Waxaa weeyaan Gabayo badan oo dad is dhaafsadeen ama dad iskaga soo jawabaan. hadan somalida nahay waxaan samayan jiray xilayadii hore in ragu gabayo isku kicyaan ayan ahaan jireen wax ugu khatarson oo alaysku isticmaalo badan xiliyadii hore waxaa laagu dagalami jiray laba wax oo kal ahaa Gabay laysku yiraahdo ama laba reer laysku diro iyo Isin la kal dhaco. labada wax baa dagakal somalidii hore ka bilaban jireen.
Hadan gabayadn waxan ku bialbay Silsiald caan ka ah Somalida dhexdeeda Silsiadan waxay socotay mudo gaaraysa 21 sano waxaa biaabay nin magaciisa la oran jiray Cali dhuux aadan waxaan markii danbe soogalay rag badan oo ka kala socda Qabiladii somaliyeed ee xilgaa xooga lahaa waxana kal ahayeen sidan ragaasi.

Cali Dhuux Aadan
Ismail Mire Elmi
Samatar Baxnan

Qamaan Bulxan
Maxamed Cumar Dage
Xuseen Hudle

Maxamed Nuur Fadal
Salaad Carrabey

Maxamed Fiin

Ismaciil Cigaal Bullaale

Jaamac Xirsi Dubbe

Maxamed Adan Caws (Yawle)

Qowdhan Ducaale

sidaa bay kal ahaayeen ragii tiriyeya Gabayada waxan ugu badana Cali Dhuux aadan iyo Qamaan bulxan.

 

 

 

 

Enter first column content here

Enter second column content here

Enter supporting content here